Wasiirka Kalluumeysiga oo Qado Sharaf u sameeyay Isimada Puntilad iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka badda Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta qado sharaf u sameeyay isimada Puntland iyo dowlad deegaanka oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Isimada oo munaasada qado sharafta ah ka hadlay ayaa wasiirka uga mahad celiyay soo dhaweynta iyo qado sharafta qiimaha leh.

Qado sharafta ayaa waxaa kasoo qayb galay wasiirro, qaar kamid ah xildhibaannada labada gole, taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, saraakiil, ganacsato iyo Mas’uuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here