Wasiirka Maaliyadda oo ka Jawaabay Warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka

1298

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rixmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo eedeyn loogu jeediyay Wasaaradda Maaliyadda.

 

Mudane C/rximaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in haatan isbadal wayn uu ka jiro Maamulka Maaliyadda Soomaalia isla markaana taasi ay keentay in caalamku uu aamino dalkeena, wuxuuna xusay inay diyaar u yihiin inay hortagaan Guddiga Maaliyadda iyo Golaha Shacabka si ay uga jawaabaan wax kasta oo madmow uu ku jiro.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here