Wasiirka Maaliyadda oo shir-guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee Wasaaraddaasi (Sawirro)

0
1675

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee Wasaaradda Maaliyadda oo Todabaadkiiba mar la qabto.

Shirkaasi waxaa ka soo qeyb galeen Madaxda Wasaaradda oo ay ku jiraan Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaraddaasi iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Shirka ayaa looga hadlay ajendayaasha kala ah dib-u-habeynta siyaasadda Maaliyadeed iyo mid Dhaqaale ee Dalka, taasoo fure u ah abuurista Dakhliga iyo Maalgashiga Dadweynaha.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here