Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo gaaray magaalada Gaalkacyo”SAWIRRO”

Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax Ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo,waxaana kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin Ka tirsan maamulka gobalka Mudug iyo Kan Dagmada Gaalkacyo.

Duqa Dagmada Gaalkacyo C/raxmaan Sheekh Xasan ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin booqashada wasiirka shaqadu uu kusoo gaaray.

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta bulshada Gaalkacyo ay u sameeyeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here