Wasiirka Warfaafinta XFS oo gaaray dalka Sacuudiga.

Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} iyo wafdigii uu hogaaminayay oo gaaray dalka Sacuudiga, ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay dalkaasi mas’uulliyiinta ugu sareysa dalxiiska Boqortooyada Sacuudiga.

Wasiir Maareeye ayaa mas’uulliyiinta Sucuudiga ee soo dhaweynta u sameeyay mahad celiayay, sida diiran ee ay u soo dahweeyeen.

Wasiirka ayaa mudada uu joogo Sucuudiga ka qeyb gali doona shir caalami ah, oo halkaasi lagu qabanayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here