WARARKA Wasiirka warfaafinta XFS oo magacaabay afhayeenka cusub ee wasaarada By koodax - November 14, 2019 Share on Facebook Tweet on Twitter Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar(Oronjo) u magacaabay afhayeenka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya.