Wasiirka wasaaradda qorsheynta XFS oo soo dhaweeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle “Sawirro”.

 

Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga xukumadda federaalka Soomaaliya Amb.Jamaal Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad –goboleedka Hirshabeelle Dr.Cabdi xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad.

Labadaan masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo dar-dargalinlahaa howlaha mashaariiceed ee loogu tala galay dowlad-goboleedka Hirshabeelle,kullankaan ayaa waxa uu kusoo dhammaaday is afgarasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here