Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo maanta Cadaado gaarey “Sawiiro”

3363

Waxaa Maanta Magaalada Cadaado soo gaarey Wasiiro ka socda Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya kuwaas oo uu kusoo dhaweeyey Cadaado Wasiisrka Arimha Gudaha iyo Federaalka C.raxmaan Maxamed Xussen oo isagu sii joogey degmada.

Wasiirada Maanta Cadaado Gaarey waxaa Kamid ahaa C.raxmaan Yuusuf Caynte Wasiirka qorsheynta iskaashiga Caalamiga ah, Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Axmed Cali Kediye iyo xubno kale.

Cadaado waxaa ka socda Shirka Maamulka loogu samaynayo labada Gobol ee Gal Gaduud iyo Mudug waxaana la filayaa in Wasiiradaan ay Cadaado u yimaadeen sidii loo dar dar gelin lahaa Shirkaan oo la filayo in dhawaan si rasmi ah Ergada loo soo xulu loona guda galo.

DSCI5206 DSCI5207 DSCI5208 DSCI5215 DSCI5219 DSCI5221

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here