Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka ku bahoobay shirka Africa,Carabta iyo Baasifigga oo Nairobi kulan ku yeeshay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka ku bahoobay shirka Africa,Carabta iyo Baasifigga ayaa manta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo horu-dhac u ah shir madaxdeedka madashaa oo berri ka furmi doona Nairobi.

Shirka ayaa doortay xoghaye guud, iyadoona madaxweynaha Kenya uu hugaamin doono shanta sanno ee soo Socda.

Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in shirka maanta uu horu-dhac u ahaa kulanka madaxda sarre ee dalalkaan oo Berri halkaasi shir uga furmi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here