Wasiirrada Shaqada iyo Gargaarka XFS oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah+SAWIRRO

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wasiirka Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Xamsa Siciid Xamsa.

Labada masuul ayaa ka wada-hadlay xoojinta dadaallada ay xukuumadda Soomaaliya ku gaareyso muwaadiniinta kuwooda nugul iyo dagaalka loogu jiro ka hortagga fayriska Covid-19.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here