Wasiirrka gargaarka X.F.S oo sagootisay madaxii WFP ee Soomaaliya

Wasiirka  Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka X.F.S ayaa munaasabad sagootin ah u sameeysay madaxii WFP, Cesar Arroyo oo uu waqtiga ka dhammaaday.

Munaasabaddii sagootinta Mr Arroyo ayaa waxaa ka qeyb galay madaxa WFP ee Bariga Afrika, Michael Dunford iyo masuuliyiin kale.