Wasiiru dowlaha Arrimaha Bii’ada ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda FAO-Sawiiro

1638

Wasiiru dowlaha Arrimaha Bii’ada ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Mudane Burci Maxamed Xamza  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda cunada iyo beeraha ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan FAO, kaasi oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo dhanka Bii’ada.

Shirka oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah howlwadeenada arrimaha Bii’ada, waxaana inta uu socday kulanka looga hadlay sidii loo horumarin lahaa Arrimaha Bii’ada, looguna baahin lahaa Maamul goboleedyada dalka ka jira, waxayna isku afgarteen guud ahaan qodobadii laga wada hadlay inaysan noqon kuwa shir oo kaliya ku dhamaada oo ay noqdaan kuwa mira dhala.

image image_1 image_3 image_6

image_9 image image_1

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here