WHO oo Wasaaradda Caafimaadka maanta ku wareejisay Qalab lagu baarayo COVID-19

Hey’adda caafimaadka u qaabilsan QM ee WHO ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ku wareejisay qalab lagu baarayo cudurka COVID-19, qalabkaas lacagta lagu soo gaday, waxaa ku deeqday safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta wasaaradda Caafimaadka ayaa qalabkan kala wareegay hey’adda WHO iyadoo qalabkan keenistiisa dalka loo xil saaray hey’adda cuntada Adduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here