Sideed u aragtaa Shirka IGAD ee lagu qabanayo Muqdisho?

18
8562

Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa dhammaantood soo gaaray Muqdisho oo uu berri ka furmi doono shir hal maalin ah oo looga hadlayo arrinta Soomaaliya.

Haddaba sideed u aragtaa in Muqdisho ay marti gelinayso shir heer gobol ah? Fadlan aragtidaada noogu reeb qeybta hoose ee comments-ka.

1

2

3

4

5

6

7

8

9

11

Did you like this? Share it:

18 COMMENTS

  1. mashaa alaah aad ayaan ugu faraxsanahay in sommaaliya maanta ku soo noqotay beri samaadkii oo uu wadanku amaan yahay, ee ilaah ha noo saa idiyo waayo wadamada east africa waxaa ay suurta galiyeen maanta ay soomaiya tahay xur ilaah ayaan ku mahadineynaa oo soo celiyay nabadii ee soomaliyeed wadanku wuuu socdaa ee ka daaya cudurka qabiilka ee wadanka baa biayay somaliyeey midooba oo cadowga meel uga soo wada jeesta
    somaliya ha noolaato cadowgeeda ha dhaco ninkii qabiil aamin san ha dhaco kkkk
    sc

  2. waaan soo dhawaynayaa
    lkn waxaan jiclaa lahaa
    inuu gaaro heer madaxwayne
    loona sooo raro xarunta midowga africa magaalada muqdisho sidii ay ahaan jirty
    waaagii hore

  3. WAA ARIN AAD IYO AAD LOOGU FARXO WAXAYNE SOO DHAWEYNEYSAA HORUMARKA BULSHADA SOMAALIYEED . WAXEY SOJIIDANEYSA INDHAHA BULSHADA CAALAMKA , WAXAAN AAD IYO AAD UGUMAHADCELINAYAA SHACABKA SOMALIYEED EE KU DHAQAN MUQDISHO IYO DOWLADA SOMALIYEED MAAMULKEEDA IYO CIIDANKEEDA . WAXAN URAJEYNAA MUQDISHO INEY NOQOTO MEEL UMADA SOMALIYEED IYO BULSHADA CAALAMKA MUSLIM IYO GAAL INEY SINABADA UGU NOOLAADAAN SIDA BULSHADENA SOMALIYEED UGU NOLYIHIIN YURUB IYO MAREKAN AYAGOON WAX CABSIYA KAQABIN IN LAWAXYEELEEYO . MA,ARKIDOONAA NIN SHINES IYO NIN MAREKAN IYO NIN YURUB UDHASHAY IYO NIN AFRIKADA GALBEED O CEELGAABTA BUS KASORACAYO EE HURWAADAGAN EE NABADGALYO MAGALKA KUMUSHAAXAYO.

  4. Wa arin aad & ad logu farxo lkn su,asha tagan ayaa ah sidee loga hortagayaa qaf donaya IN U NAFTISA DILO DAD NA LAaYo? Jawabtu wa xagina . MADAMA AN KINI DHIBATO KU SO JIRNAY WAXA SO BIDHANTY NABADI & KALA DAMBEYNTI WADANKA E AN UWADA IS TAGNO? WADNA MAHDSNTHN.

  5. ascww wallahi waan ku farxay ma sha allah waaye allah intii gaarsiisay meeshaan haka amaal mariyo wanaag waayo aniga waxaan ku noolahay dhul ay kajirto dowlad kala danbayn iyo isla xisaabtay buuxa Switzeland _waayo aniga meeshaan aan ku noolahay waxaa kajira xukun loo hugaansan yahay yar iyo wayn makajiro Qabiil iyo balaayada Somalia la dagtay _runtti maalin ayaa waxaa ka da ay baraf saaid ah _Kollay Somalia roob aya kada o lkn meeshaan baraf kabacdi waxaa adkaaday isu socodka bulshada _dowladi ayaa soo kicisay gawaarida loogu talagay barafka xaaqista laamiga ayago wata cusbo iyo agabka kalduwan runtii 30 saac waxy ku soo celiyeen caadi isu socodkii magaalada runti waxaan kamit ahay uamda ku nool ee bixisay canshuurta dowlada waan Qiirooday markaan arkay wanaaga dowlad ay lee dahay _waxaan dowlada ku buurihaa waxaa jira dad xanuun Qaba ee kanaxaayo wanaaga dowladeed ee yaan loo joojin wallahi hadii ay jiri laheed ban dowlad somalia leedahay ee ku yaalo Switzerlanb waan bixilahay canshuurta dowlada waayo aintaba waan ka dhiibaa ayadoo ah su aal la aan

  6. Nabada waa wax muhiim u ah aadanaha caalamka ku nool oo dhan ilaahow nabad iyo nolol nasii aad baan ugu faraxsanahay shirka ka dhacaya magaalada muqdisho 25 sano kadib

  7. Mashaal allaah allaa mahad leh waxaan aad ugu farxay hanaanka doowlad nimo ee soo if baxday wali ma aanan arag laga soo bilaabo 1990 ilaa maanta moyee ,waxaan rabaa in mahda war baahinta siiba idinka radiomuqdisho u hagar baxa doowlada inoo dhalatay waxaa loo baahayahay in shacaka la dhiiri galiyo marka inka dhaafa qayaano qaran waxaan aragnaa in aad shacabka u wadaan hagar dhaamo in taas waa dhaliil xagiina ah

  8. asc dhamaan umda soolmaaliyeed waa maalin taariiqdaugashay xukuumada pro Hassan shiek madaxweynah dalka iyo guulusoohoyetay umada soomaaliyeed

  9. Guul soomali usoo korordhey weeye waa in waddanka ladhisaa dowlad nimadana lagu dhaqmaa wadanka lanabadeeyaa dowladana latageeraa wadanka la mideeyaa anagana aanu dibada kasoo laabanaa
    si aan markale xaafadeydii jidka labaatanka soo arkaa makiinadii cajiinka faruurey aan istaagaa oo masaajidkeygii soo salama waxaa ku qor naan jirtey wa anal masajida lilaahi qofki yaqaana yaqaanee

  10. Asc dhamaan umada soomaaliyeed waan salmaayaa meel walba ay joogaaan, waxaan leeyahay mar hady toosto dowlad ayaadaan la qaban doonin ee isku toosiya .oo is kaashada,dowladana dadkeeda ha tusto wax qabadkeeda, wabilaahi towfiiq

  11. maashaa,allah,waa dahir mohamed oo ku nool dalka ingiriiska magaalada Bristol. aad iyo aad ayaan u soo dhoweynayaa uguna faraxsanahay shirka wadamada IGAD In uu ka dhaco caasimadda somaaliya ee MUQDISHO,waana arrin runtii ku timid dadaal iyo juhdi fara badan, waxaan leeyahay dowladda somaaliyeed ha guuleysato,cadawgana allaha ka qabto….aaaaaaaamiiiiiiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here