Xaalad degenaasho ah oo laga dareemayo gobolka Sanaag oo shalay lagu dagaalamay

2111

Wararka ka imaanaya deegaanadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay tahay mid degan.

Wakaalada wararka soomalieed ee Sonna oo so xiganaysa Goobjoogayaal ayaa sheegtay in saakay aaney jirin wax dagaal ah oo u dhaxeeya dhinacyadii dagaalamay, islamarkaana dadku ay dareemayaan xaalad daganaasho ah.

Dagaalkii shalay ayaa la sheegay in uu geystay qasaaro soo kala gaaray labada dhinac, inkastoo aan la ogeyn qasaaraha dhabta ah ee soo gaaray shacabka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here