Xafiiska xeer ilaalinta oo racfaan ka qaatay go’aanka Maxkamada Gobolka Banaadir.

0
3411

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa ka horyimid go’aanka Maxkamada Gobolka Banaadir ee Dacwadii ka dhanka ahayd C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Dr. Axmed Cali Dahir oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneyn go’aanka Maxkamada Gobolka banaadir waxa uuna xusay in uu racfaan ka qaadanayo xukunka ay maxkamad Gobolka Banaadir maanta riday.

Hoos Ka dhageyso Codka Xeer ilaaliyaha.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here