Xildhibaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo ku geeriyooday dalka Faransiiska

Allaha u naxriistee Xildhibaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga dib u heshiisiinta iyo hanti isu celinta ee Golaha Shacabka ayaa ku geeriyooday Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska,

Marxuumka ayaa mudooyinkii dambe ku xanuunsanayay sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Xoghayaha guud Golaha Shacabka Cabdi kariim Xaaji Cabdi Buux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here