Xildhibaanada oo ka doodaya maanta mooshinka xukuumadda ka dhanka ah

789

Mudaneyasha Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda, ayadoo ku kulmaya xaruntooda magaalada Muqdisho.

Maalmihii la soo dhaafay ayay dood ka lahaayeen xildhibaandu mooshinka kalsoonida xukuumadda looga ceshanayo oo ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah xildhibaanadu.

Sida uu horay u shaaciyay guddoonku, maanta ayaa la soo gabagabeyn doonaa codeynta, ayadoo xildhibaanadu ay codkooda siin doonaan ama kala laaban doonaan xukuumadda.

Waddooyinka ku dhow xarunta Baarlamaanka ayaa la xiray, ayadoo ciidamo badan ay sugayaan ammaanka..

Wixii warar ah ee ku soo kordha waan idinla socodsiin doonnaa haddauu Alle idmo.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here