Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo ka doodaya sharciga Doorashooyinka Qaranka

Xildhibanada Golaha Aqalka Sare ayaa lagu waddaa in ay maanta meel mariyaan Sharciga doorashooyinka Qaranka.

Golaha Aqalka Sare oo dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga Doorashooyinka, ayaa maanta lagu wadaa in Golaha ay cod u qaadan sharciga doorashooyinka oo ay dooda badan ka yesheen Xildhibannada Golaha Aqalka Sare.

Sharcigan ayaa horay waxaa u ansaxiyay Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here