Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Lagu Wado Inay Ka Doodaan Doorashada 2020/2021

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.

Agendaha kulanka ayaa ah ka Doodista Doorashadda 2020/21 ee lagu wado inay dalka ka dhacdo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here