Xildhibaanno  ka tirsan labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo tegay Gaalkacyo

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ay wehlinayaan Xildhibaan Ubax Tahliil, Xildhibaan Cabdikariin Ķhaliif Dhalac, odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Galmudug. ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo

Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay Madaxda Maamulka Gobolka, kan degmada iyo qeybaha bulshada magaalada Gaalkacyo

Mas’uuliyiintan ayaa inta ay joogaan magaalada Gaalkacyo waxa ay kulamo la qadan doonaan mas’uuliyiinta iyo qaybaha bulshada magaalada.

Maxamed Siciid Soomaali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here