Xiritaanka shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka dalka

Waxaa hadda socota xafladda xiritaanka shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka dalka, oo magaalada Muqdisho uga socday maalmihii la soo dhaafay, Ra’isuul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, iyo madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Xafladda waxaa lagu shaacinayaa heshiiska doorashada dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here