Xukuumadda Oo Baarlamaanka Ka Dalbatay Ansixinta in lagu daro Hindise-sharciyeedka Is-gaarsiinta

2625

Golaha Wasiirada Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Shirkoodii Todobaadkii lasoo dhaafay ku meel mariyay shariciga Isgaarsiinta Dalka, Kaas oo golaha ay ka doodeen kadib markii u horkeenay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarisiinta.

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa la soo gaarsiiyay nuqul kamid ah Codsigii Golaha Wasiirada ee looga dalbaday in Guddoonka Baarlaamaanku uu Ajendeyaasha horyaalla ku daro Ansixin Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Dalka.

Nuqulka ayaa lagu caddeeyay ahmiyadda uu qaranka Soomaaliya u leeyahay in la ansiyo Hindise sharaciyeedka Isgaarsiinta.

Goaan-Gole-Ansixinta-in-lagu-daro-Hindise-sharciyeedka-Is-gaa-1-1

Goaan-Gole-Ansixinta-in-lagu-daro-Hindise-sharciyeedka-Is-gaa-1-2

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here