Xuska 60 Guurada Xornimada Dalka Oo Lagu Qabtay Baardheere “SAWIRRO”

Xuska 60 sano guuradii ka soo wareegatay xornimada Dalka iyo israacii labada Gobolka ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa xalay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasi oo ay ka qeyb galeen madax kala duwan iyo qeybaha bulshada.

Xafladda ayaa intii ay socotay laga sheekeeyay taariikhda loo soo maray halganka xornimadoonka dalka, waxaana si wada jir ah la isugu raacay in laga wada shaqeeyo sidii dalka looga sifeyn lahaa cadowga Ummadda Soomaaliyeed ee Al-Shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here