Xuska dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Mareykanka “Sawirro+Dhageyso”

0
940

Munaasibad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Culimaa’udiin iyo qeybaha bushada ayaa ka qeyb galay munaasad lagu soo dhaweynayay dhalashada Nabigeenada Muxamad (NNKH), iyadoo culimadii ka qeyb gashay ay bulshada ugu baaqeen inay midoobaan oo ay u istaagaan xuska dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH).

 

_MG_9719 _MG_9720 _MG_9722 _MG_9723 _MG_9728 _MG_9733 _MG_9767 _MG_9788 _MG_9792 _MG_9793 _MG_9801 IMG_8563 IMG_9729 IMG_9736 IMG_9743 IMG_9748 IMG_9751 IMG_9825 IMG_9825 copy IMG_9829

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here