Xuska Maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Buulo-burte “SAWIRRO”

Degmada Buulo-burte waxa looga dabal degay munasabad lagu weyneynayo maalinta dhallinyarada, waxana ka soo qeybgalay maamulka Degmada, ururka dhallinyarada iyo bulashada qeybahooda kala duwan

Xubno ka socday Ururka Dhallinyarada ee degmada oo madasha ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin ka qeyb galka xafladda lagu weyneynayo maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed.

Maamulka Degmada Buulo-burte ayaa dhallinyarada Soomaaliyed ugu hambalyeeyay munasabadda sanad guurada 78aad ee ka soo wareegatay markii la as aasay dhallinyarada SYL sanadkii 1943-dii.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here