Xuska Sanad guurada Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo maanta lagu qabanayo Muqdisho

0
1484

Xuska Sanad guurada kasoo wareegatay Aas aaska  Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabanayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Munaasabadda 74 sano guurada kasoo wareegtay Aas aaska Ciidamada Booliiska Qaranka oo ka dhacaysa Xaruunta Generaal kaahiye ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Madaxda ugu saraysa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa ka mid ah Awooda Ciidan ee qaranka kuwaas oo soo maray Burbur xooggan hasayeeshee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa didaalo dheeraada ku bixinaysa Xoojinta iyo qalabaynta Ciidamada Booliiska Qaranka Soomaaliyeed.

Faah faahin Halkaan kala soco 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here