Yoonis Cali Nuur: 1973 ayaan ka shaqa billownay, aniga iyo Cawke Radio Muqdisho

0
3075

Alle ha naxariisto, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cowke oo ka mid ahaa wariyeyaashii ugu caansanaa dalkeenna, isagoo ka soo shaqeeyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed iyo kuwo Caalami ah.

Taariikhda Wariye Axmed Xasan Cowke waxaa inooga warramay muddadii  uu yaqiinnay  Yoonis Cali Nuur  oo ay Muddo isla shaqeynayeen.

Halkaan ka Dhageyso Waraysiga Yoonis Cali Nuur.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here