Akhriso: Wasaaradda Warfaafinta oo fursado shaqo soo bandhigtay

Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ogeysiineysaa in ay qaadaneyso wariyeyaal, Barnaamij soo saareyaal iyo khubaro aqoon u leh hawlaha Warbaahinta, IT iyo Website-ka, kuwaasoo ka hawl geli doono Warbaahinda Dawladda  sida SNTV, Radiyo Muqdisho iyo Website-yada.

Halkaan riix si aad u ogaato  dadka la rabo iyo sharuudaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here