NEWS UPDATE
WARARKA
Galmudug oo war ka soo saartay is-risaaseyn dhex martay ciidamada ilaalada xeebaha iyo markab...
Maamulka Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay xeebta Magaalada...
Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay oo shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeyay bisha Ramadaan
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed uga hambalyeey bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Umaddaha...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay askari dilay qof shacab ah
Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari...
Tartamaayasha Degmada Buur-hakaba oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...
Xidigaha Xulka Kubadda Cagta ee Wasaaradda Warfaafinta oo ku guuleystay tartanka Wasaaradaha “SAWIRRO”
Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa ku guuleystay tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu socday garoonka kooxda Gadiidka.
Kulan xiiso...
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si rasmi ah caawa u furay tartan cilmiyeedka bisha...
Madaxweyne Farmaajo oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey Bisha Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Madaxweynaha ayaa...
QORMOOYINKA
Halkii uu xoreystay ayuu sanad kaddib kula xafladeystay, xilihiisana ku hantay...
Xiddigle Maxamed Axmed Salaad (Carab yare), Taliyaha horinta koowaad, ururka 83-aad, Guutada 14 Oktoobar ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa uu ka mid ahaa...
Taariikhda Bare sare AUN Axmed Muumin Warfaa
Eebbe weyne ha janneeyo, waxaa 24 Maarso 2021, Muqdisho ku geeriyooday Bare sare. Axmed Muumin Warfaa, oo ka mid ahaa aqoon-maalka iyo indheer-garadka Soomaalida,...
NEWS IN ENGLISH
Somalia’s Parliament votes to return elections to the people
Somalia’s House of the People voted on and overwhelmingly endorsed The Motion for Special Electoral Law on Directing the National Elections on Monday.
149 MPs...
DHAGEYSO WARARKA IYO BARNAAMIYADA
Tartamaayasha Degmada Buur-hakaba oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...