Doorashada labo kursi oo Aqalka Sare ka tirsan oo ka dhaceysa Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa  lagu waddaa in ay ka dhacdo Doorashada Labo kursi oo ka mid ah 8-da Kuraas ee taala Degaanada Maamul gobolleedka Hirshabelle.

Hirshabeelle horay ayaa loo doortay Afar kursi oo loogu tartamay si furan.

Musharaxiinta  tartamaya ayaa kala ah:

Cali Shacbaan Ibraahim, 2. Cabdiqaadir Xanafi Sheekh Bashir, 3. Cabdullahi Axmed Tawaad, 4. Caasho Xuseen Abuukar, 5. Cabdalle Cabdi Xuseen

Kursiga labaad :

1 Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan 2 Daaha Muxiidiin Sheekh Daa’uud 3 Axmed Maxamed Cai (Afcadeey) 4 Yuusuf Macalin Xasan (Filla Dheere).