Jubaland oo soo gudbisay musharaxiintii Ka hadhsanaa Senitorada ka soo baxaya Jubaland

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku hadhsanaa Senitorada Aqalka Sare kasoo galaya Dowlad Goboleedka Jubaland.