Magacyada guuleystiyaasha doorashada Aqalka Sare ee Kismaayo ka dhacday

Doorashada affarta kursi ee Aqalka Sare ku matalaysa Jubaland oo maanta Kismaayo ka dhacday waxaa ku soo baxay affar senator oo labo kamid ah haween yihiin.

  1. Maryan Faarax Kaahiye oo heshay 50 cod.
  2. Layla Nuur Maax oo heshay 63 cod
  3. Ibraahim Awgaab Cismaan oo keensaday 57 cod
  4. Xasan Daahir Yarow oo heley 59 cod.