Manchester City oo u Soo Dhawaatay Kooxda Chelsea “SAWIRRO”

0
1868

Kooxda Manchester City ayaa sedax dhibcood u soo jirsatay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,kadib markii ay 1-0 uga badisay kooxda Everton.

Kooxda Manchester City ayaa waxaa bilowgii ciyaarta ka dhaawacmay ciyaaryahan Sergio Aguero oo dhaawac uu ka soo gaaray jilibka,iyadoo ciyaarta laga saaray.

SergioinjuryAgueroout

Ciyaaryahan Yaya Toure ayaa daqiiqadii 24-aad ee ciyaarta goolka guusha oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Manchester City.

penaa yaya pengoolhowardcelee

Kooxda Manchester City ayaa kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska,waxana ay leedahay 33-dhibcood,halka kooxda Everton ay horyaalka uga jirto 11-aad,iyadoo leh 18-dhibcood.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here