Natiijada Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda Umadda oo la shaaciyay.

33027

Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ayaa Shaacisay Natiijada Imxtiaanka Aqbalaada ee Sanadkaan, Hoos ka Daalaco

intixaan

  1. Liiska Ardayda Ku guulaysatay Kuliyadda Beeraha

  2. Liiska Ardayda Ku guulaysatay Kuliyadda Xanaanada Xoolaha

  3. Liiska Ardayda Ku guulaysatay Kuliyadda Dhaqaalaha

  4. Liiska Ardayda Ku guulaysatay Kuliyadda Caafimaadka

  5. Liiska Ardayda Ku guulaysatay Kuliyadda Injineeriyadda

  6. Liiska Ardayda Ku guulaysatay Kuliyadda Waxbarashada

  7. Liiska Ardayda Ku guulaysatay Kuliyadda Sharciga

  8. Liiska Ardayda ku gudubtay imtixaanka kana buuxsameen kuliyadihii ay dalbadeen, Jaamacaddana ay fursado kale u hayso

  9. Ardayda aan ku gudbin imtixaanka Soo galida Jaamacadda

  10. Ardayda is qortay ee aan Gelin Imtixaanka

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here