WAAYO WAAYO Dhageyso:-Suugaanta Shaqaalaha “Xulka Keydka Radio Muqdisho”

7901

Sanad kasta maalinta berri ah oo kale 01 may aduunka waxaa laga xusaa maalinta Shaqaallaha, Soomaaliyana aad ayaa loogu diyaar garoobay xuskeeda.

Hadaba Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan keydka Radio Muqdisho idiinkaga soo xulnay suugaanta Shaqaalaha oo aan hubno in badan oo idiinka mid ah iney maskaxdooda dib u xasuusan doonto waayo waayo.

Hoos Ka Dhageyso:-

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here