Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xayeysiineyso Booska Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda oo Banaan

0
2228

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay xayeysiineysa booska Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga oo banaan.

Hada akhriso shuruudaha looga baahanyahay qofka qabanayo jagadaas oo Soomali iyo English ah.

Shaqo Xoghaye Joogto Wasaaradda Arrimaha Dibedda

Terms of reference

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here