Manchester City oo Qasaarisay Fursad ay ugu Dhawaan Laheyd Kooxda Chelsea “SAWIRRO”

0
946

Kooxda Burnley ayaa garoonkeeda Turf Moore 1-0 uga badisay kooxda Manchester City oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.

Ciyaaryahan George Boyd ayaa daqiiqadii 61-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Burnley.

Boyd gool Byod gool??????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????caleeBoyd celesad

Kooxda Manchester City ayaa iska qasaarisay fursad ay ugu dhawaan laheyd kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska.

Kooxda Chelsea ayaa sideed dhibcood ka sari mari doonto kooxda Manchester City hadii ay berri ka badiso kooxda Southampton.

Kooxda Manchester City ayaa kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska,waxana ay leedahay 58-dhibcood,halka kooxda Burnley ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here