Wasaaradda waxbarashada oo soo saartay natiijada imtixaanka sanad dugsiyeedka 2014/15

Wasaaradda waxbarshada ayaa soo saartay natiijada imtixaanki dugsiyada sare ee gobollada bartamaha iyo koofurta dalkeena Soomaaliya, kaasoo ah sanad dugsiyeedka 2014/15

Fadlan Xarunta hoos ka fiiri kadibna dooro meeshii aad Imtixaanka ku Martay/kugasheen.

Mahadsanidiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here