Wasiir Beyle oo faah faahin ka bixiyay Soomaaliya oo gaartay barta go’aan qaadashada dayn cafinta “Dhageyso”

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha maanta laga gaaray dayn cafinta in ay ku timid dadaal xooggan oo dowladdu ku bixisay dib u habeynta dhaqaalaha dalka ayna sii wadi doonto si ay u xaqiijiso horumar dhaqaale.

Wasiir Beyle oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay Soomaaliya oo gaartay barta go’aan qaadashada dayn cafinta iyo tallaabooyinka xiga ee ay Dowladdu qaadi doonto

Halkan ka dhageyso Wareysiga Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here