Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo tujiyey salaaddii Jimcaha ee maanta ayaa khudbadii Jimcaha ku dul istaagay fadliga bishaan iyo curashada sanadkaan cusub ee Hijriga ee 1443.

Hoos ka dhageyso khudbadii maanta uu jeediyey Sheekh Salaad.