replica-watches.to replica uhren replika saat replica watches

WARARKA

Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar(warbixin)

Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo shir caalami ah uga qeybgalay Dalka Serbia “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qeyb-galay shirka dawladaha dhex-dhexaadka ka ah...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo rajo wanaagsan ka muujiyay go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka mid ah Wafdiga uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane...

Kulan looga hadlayay dardargalinta shaqada Wasaaradda Gaadiidka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Agaasimaha Maamulka iyo Maliyadda ahna Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khadar Cabdulaahi Aadan ayaa maanta shir...

Cayaartooyda Degmooyinka Wadajir iyo Deyniile oo si wada jir ah u wada badiyay tartanka...

Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si hansami leh uga socdo garoonka Wiish Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Cayaarta oo ahayd...

Xubno ka tirsan GHDHF oo kormeeray xarumaha lagu qaban doono doorashada ee Beladweyne “SAWIRRO”

Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Abukaate Mowliid Mataan Salaad oo ay wehliyaan xubnaha Guddiga...

Wasiirka Howlaha Guud ee Puntland oo la kulmay Wafdi ka socday Bankiga Adduunka “SAWIRRO”

Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Bashir Muuse ( Cirro) ayaa maanta kulan la qaatay wefdi ka socda Bankiga...

QORMOOYINKA

RW Rooble oo Khudbad muhiim ah ka jeediyey munaasabadii Afisyooni (Daawo)

Maanta waxaa Muqdisho ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo waxaa la dhageysanayaa hadal jeedinta musharaxiinta 11-ka kursi ee Somaliland ku meteli...

Tartanka Gabayada Soomaalida oo maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho

21 Sebteembar 2021 ­­­­­­­­­­­­­­­­­–– Tartanka Gabayada Soomaalidu maanta ayuu si rasmi ah u furmay, waana abaalmarin sannadle ah oo uu qabanqaabiyay Hoyga Maansada Soomaaliyeed oo taageero ka...

NEWS IN ENGLISH

Commerce Minister of Somalia attends 60th Anniversary of the Non-Aligned Movement...

Somali Minister of Commerce and Industry, H.E. Khalif Abdi Omar on Monday attended the commemoration of the 60th Anniversary of the Non-Aligned Movement held...

UN deputy Chief visit Somalia

DHAGEYSO WARARKA IYO BARNAAMIYADA

Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga

Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga oo lagu waraysanayo Fanaan Cumar Dhuule Cali. Waxaana Barnaamijkan oo uu daadihinayo Wariye Idiris Xasan Diiriye uu ka baxay...

WARARKA CIYAARAHA